Maxamed Samatar
(Waxaa laga soo toosiyay Maxamed Cali Samatar)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/4/4e/Mohamed_Ali_Samatar.png/220px-Mohamed_Ali_Samatar.png)
Maxamed Cali Samatar ( dhashay 1 Janaayo 1931 - 19 Agoosto 2016), oo sidoo kale loo yaqaanay Cali Samatar wuxuu ahaa siyaasi Soomaaliyeed iyo taliye guud. Wuxuu soo noqday Raiisul Wasaaraha Soomaaliya laga soo bilaabo 1 Febraayo 1987 ilaa 3 Sebtember 1990. Wuxuu xubin sare ka ahaa Golaha sare Kacaanka.