50 Cent
Ka Wikipedia
50 Cent Curtis James Jackson III (ku dhashay Queens, New York, USA 6. Luuliyo 1975 ) waa fanaan mareykan ah, wuxuu ku koray degmada queens new york.Asiga oo 12 bilood ayuu bilaabay inoo qaado heesaha rap-ka.Hoyadiis waxay dhimatay asiga oo 8 jir ah, kabacdi waxa uu bilaabay inoo gado waxyaabaha maanka dooriya ee loo yaqaan kokain, kabacdi waxa uu uguuray ayeyadisa.
[Wax ka bedel] heesahiisa waxaa ka mid ah
- Power of the Dollar (1999)
- Get Rich or Die Tryin' (2003)
- The Massacre (2005)
- Curtis (2007)
- Before I Self Destruct (2009