ALJAZEERA

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi

kinaalka aljazeera waxa uu saldhiguusu yahay wadanka qadar.waa mid madax banaan oo ka madax banaan dawlada qadar inkasta oo ay dawladaasi samaysay oo ay ku samaysay raasmaal dhan {150}milyan oo riyaalka qadar ah.waxaana uu shaqadiisa bilaabay.sanadii 1996.waxa uu xafiisyo ku leeyahay dhamaan wadamada carbeed iyo.wadamada dunida koobaad odhan.sidookale waxa uu xafiisyo kuleeyahay.qaar kamida wadamada.africa.aljazeera caanbaxa ay caan baxday waxaa la odhankaraa.waxaa kadanbeeyay.kadib markii.ay ka shaqo galeen.dhamaan.saxafiyiintii.heerka koobaad.ee carabtu.sida kuwii ka hawlgalijiray.bbc.london.iyo qaarkale oo badan.jazeera.waa saxaafaed dhex dhexaada oo aan cidna u eexan.dhamaan cida carabiga kuhadashaa.waxa ay kaqaataan.war hufan.oo aan dhana u janjeedhin.jazeera waxa ay aad usoo caanbaxday kadib markii.ay.dadka.sihagar laaana.ugusoodaysay.dagaaladii.marykanku.kuqaaday.wadamada.ciraaq.iyo.afgaanistaan. jazeera.waxa.lagaxidha.qaarkamid.xafiisyadii.ay.kulahayd.wadamada.carbta.sida.sucuudiga.kuwayt.baxrayn.aljeeriya.tuuniisiya.inkastoo.qaarkood.dib.loofuray.waxakale.oojazeera.aad.looguyaqaanaa.cajeladaha.gaarkaah.ee codka.usaama.binlaadin. Al Jazeera

kinaalka aljazeera waxa lafuray sanadii.1996 waxa uu kuyaala ma ay xaruntiisy tahay wadanka qadar.magaca aljazeera.waxa lagasoo qaatay jazeerda carbeed.kinaalkani waa kinaal fadaaiya oo caalamka meelkasta waa laga daawadaa.waxaana samaysatay dawlada qadar.ujeedadiisu waxa weeye sidii muwaadinka kuhadla afka carabiga.loo siinlahaa war aan been iyo .isdaba marini ku jirin.ujeeda kinaalku waasidaa.laakiin taas waxaa kasoo gaadhy dhibaatooyin waawayn kadib markii laxidhay.xafiisyadii uu ku lahaa dalaka sucuudiga baxrayn tuunis aljeeriya.kuwayt.inkastoo qaarkood dibloofuray.jazeera,waxa uu soo caan baxay.kadib markii uu fdagaaladii ciraaq iyo afgaanistaan uu maraykanku ku qaaday ay wariyayaashas jazeera,siruna ugasoo warameen taas oo maraykanlkanka ka cadhaysiisay.ilaa ay maraykanku ku sigtiin in ay duqeeeyaan jazeera. jazeera waxa ay kale oo ay ku caanbaxday siidaynta cajaladihii usama binlaadin.oo ay sigaara usii dayn jiraty.wariyayaasha kinaalka jazeera waxaa soo gaadhay dhibaatooyin badan oo dhimasho gaadhay.waxa laxasuustaa.markii ciidamada maraynkanku ay duqeeyeen wariyayasha aljazeera,oo saarnaa goor subaxa guudka xafiiskoodii. baqdaad.iyaga oo u diyaar garoobayay.in ay diraan war.halkaasna waxaa kudhinte.wariye.daariq ayuub.oo wariye ka ahaa.jazeera.waxakale oo tuhun been beena lagu xukuma todobasano oo xadhiga warihii aadkja u qaaliga ahaa ee tayasiir calooni.oo ay xidhtay dawlda spain. aljazeera.hada.waa shabakad.balaadhan.waxayna.ku baxdaa.afafka.carabiga.ingiriisiga.iyo urdooga.waxayna.leedahay.qaybo.ciyaareed.iyo.hal.kinaal.oo.caruurta.ah.waxakale.oo.ayleedahay.qayb.loo.yaqaano.wasaaiqi.ooah.mid laga daawado.waxyaabihii.horay.udhacay.iyo dhaqanka.waxa kale oo jira.kinaal.24saac.hawada sitoosa.looga.daawado.{aljazeera live} qore maxamed calanle muuse