Adhicadeeye

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Adhicadeeye waa magaalo ku taala gobolk Sool, Waxay 30km waqooyi ka xigta casimadda gobolka sool ee laascaanood, waxayna ku tala laamiga dheer ee dalka soomaliya.Adhicadeeye waxa la aasaasay 10sano ka hor xornimaddii dalka Soomaaliya, waxana asaasay sida mashhuurka ah marxuum Cabduqaadir Cabduraxman Awdhaaye oo ilaa geeridiisi ahaa Head tuulaha Adhicadeeye.tuuladani hadda waxay hoostimaada degmada Yagoori, waxay caan ku tahay xoolaha nool sidaa geella,aadhiga,fardaha. Sidoo kale waxay caan ku tahay biyaha waxana ku yaala Durdurdabiici ah oo Alle ku manaystay dad iyo xoolaba .|durdurka]].Adhicadeye waxay ahayd magalooyinka ugu haboon xaga degaanka gobolka sool xiligii dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhisnayd.

Waxbarashadda degmadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Schoolka hoose dhexe,
  • Machadka al-hudda,

school ka boodhinka ah ee adhicadeeye baoding shcool

Caafimaadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Rugta caafimaadka guud ee adhicadeye health center,alla aamin pharmacy clinic,

Ururadda deganka degmadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Hadaf Organization,Nageeye Organization,somali youth organization,

shirkadaha ganacsiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

shirkadaha ka shaqeeya

  • Dahabshiil
  • qaran express,
  • amal express
  • telesom
  • somtel
  • golis


Degmooyinka Gobolka Sool Calanka Soomaaliya
Bohol · Boocame · Caynaba · Laascaanood · Taleex · Xudun · Yagoori