Af-Tunni

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Af-Tunni waa lahjo ka mid ah luqada Afka Soomaaliga. Lahjadaan waxaa looga hadlaa degmooyin ka mid ah gobolada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe.