Afdhere Jama

Ka Wikipedia

Afdhere Jama (dhashay 1980) waa qoraa Soomaali-Amerikaan ah oo ku saleysan magaalada San Francisco. Qoraalkiisa waxaa lagu arkaa daabacado ku yaal meelo badan oo aduunk ka mid ah. Wuxuu aasaasay Huriyah (magaaziin), magaaziin ka socda qajacyada Muslimminta ah. Ku dhashay kuna barbaarey Soomaaliya, Jama wuxuu yimid Markeykanka asagoo dhalinyaro ah.

Buugaagta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • 2004 : Duhur la fariisadka Ilaahyada Soomaaliyeed (At Noonday with the Gods of Somalia, Salaam Press).
  • 2008 : Dal'udhalasho Sharci La'aaneed: Qajacyada Dhulalka Muslimka (Illegal Citizens: Queer Lives in the Muslim World, Salaam Press).

Qoraalkiisa Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Template:US-editor-stub Template:US-poet-stub