Afgooye

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Afgooye
أفجويي
—  Magaalo  —
Magac loogu yeero: Aruundaaleey
Afgooye is located in Somalia
Afgooye
Dhacdaa: 02°07′N, 045°07′E
Dalka  Soomaaliya
Gobol Shabeellaha Hoose
Degmo Afgooye
Xukunka
 • Type federal government
 • gudoomiye ‎‏ ‏‎ Col.cabdulaahi iideey
Tirada dadka
 • Guud ahaan 79,400
Saacad EAT (UTC+3)

Afgooye (Af-Taliyaani: 'Afgoi', Af-Carabi: أفجويي) waa degma ku taal koonfur bari Shabeellaha Hoose ee ka mid ah Gobolada Soomaaliya. Waana magaalo meel xuddun ah ku taal. Degmada Afgooye muqdisho waxay u jirtaa 30

Waxaaba daga somali weyn

Qoraalka gudaha oo kooban

Xaafadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Afgooye waxaa ka mid ah xaafadaha:

  • Baalgure
  • Raqeyle,
  • Godey,
  • Siigaale,
  • Ceelqode,
  • Daaf Eyle iyo Aaytire
  • Waanjeel

intaanta isku wada duub waxaa la dhahaa (21 oktoobar) Geddiga kalena waxay kala yihiin sida tan:

  • Dhagaxtuur,
  • Damaley
  • xaawo taako

waxa kala bara webiga shabeele.

QABILADA DAGO AFGOOYE

Qabiilka (wacdaan cusmaan )waa majoratiga dagmada waxaa ku soo xiga qabiilka (galadi ) waxaa sadaxeeyo qabiilka CEYR ee HABARGIDIR

Dugsidaya sare[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Tadaamun
  • Abii muusaa
  • alqaasimi
  • Almadiina

xaaji ismail

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

xiliyadi dhexe Afgooye iyo inta badan koofurta Soomaaliya waxa xukumayey Ajuuraan.[1] kadibna magaalada waxey hoos imanjirtay maamulki saldanada geledi qarnigii 19aad (1800).

Istunka waa mid kamid aha ciyaara laga dheelo sanadkiba mar.[2]

qarnigih 20aad waxa qabsaday Afgooye talyaani. 25kii May, 2012, ciidanka Dawladda oo garabsanayo Ciidamada Midowga Afrika ayaa dib uga qabsaday Afgooye Al-Shabaab

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Lee V. Cassanelli, The Shaping of Somali Society: Reconstructing the History of a Pastoral People, 1600-1900, (University of Pennsylvania Press: 1982), p.102.
  2. Lee V. Cassanelli, The Shaping of Somali Society: Reconstructing the History of a Pastoral People, 1600-1900, (University of Pennsylvania Press: 1982), p.271.
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose Calanka Soomaaliya
Afgooye · Awdheegle · Baraawe · Kurtunwaarey · Marka · Qoriyooley · Sablaale · Wanlaweyn