Ciidamada Midowga Afrika

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Amisom)


Ciidamada Midowga Afrika

Amisom

Amisom
amisom

(Af-Ingiriis African Union Mission in Somalia haddii la soo gaabiyo Amisom waa ciidan nabad ilaalin u joogo dalka Soomaaliya.Ciidankaan waxoo ka socdaa Midowga Afrika waxaana maal galiyo QM. Ciidamada amisom waxey soomaaliya u joogaan in ee taageeraan Dawladda KMG.Waa in ee nabada ilaa liyaan, in ee tabo baraan ciidamada Dawladda iyo in ee ilaaliyaan ama difaacaan heyaadaha gaargarka biniaadinimada. Ciidamada amisom waxey gaarayaan 7000 ilaa 11000 oo askar ah, waxaana loogu tala galay in ee ka saaraan kooxaha argagaxisada gobolada dhexe ilaa gobolada koonfurta, laakiin waxee muqdisho ka bixi la'yihiin meel aad uyar. ciidamadaan waxey ka gala socdaan wadamada Yugaandha iyo Burundi.