Araare

Ka Wikipedia

Araare waa tuulo ama degmo oo ku taalo gobolka Jubbada Hoose. Degmadaan waxee taariikh ku leedahay dagaaladii sokeeyay oo ka dhacay dalka. Degmadaan waa meeshii ee ku dagaalamaayeen Jabhadii USC iyo Ciidamadii ka socda qabaa'ilka Daarood, waxaa kale oo ay caan ku ahayd tuuladani waa meeshii ugu horaysay ee uu ka dhacao dagaal ay qayb ka yihiin Ururukii Islaamiyiinta ee Al-Itixaad oo xillagaas isku aruursaday Kismaayo, halkaas oo ay ka bilaabeen damacoodii ugu horeeyey ee ahaa in ay ka taliyaan waddanka.