Arabsiyo

Ka Wikipedia

Coordinates: 9°41′N 43°46′E / 9.683°N 43.767°E / 9.683; 43.767

Arabsiyo
Arabsiyo is located in Somaliland
Arabsiyo
Arabsiyo
Dhacda Soomaaliland
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
Dowlada
 • Mayorxamse sacad aw muuse
 • Deputy mayorMustafe Xamud Balayax
Area
21 sq mi (55 km2)
 • Urban
1.5 sq mi (4 km2)
Tirada dadka
(2019)
 • Degmo22,000
Aag saacadeed+3

Arabsiyo waa Magaalo dhacda galbeedka caasimada Somaliland Ee Hargeisa Maroodi Jeex Kana Tirsan Gobolka Gabiley,Waxay ka tirsantahay Degmoyinka ugu bilicda fiican ugu waaweyn uguna beeraha badan jamhuuriyada Somaliland. Magaaladani waxay leedahay 3 doox oo waaweyn lana kala yidhaa Huluq, Arabsiyo, iyo Agamsaha.


|Hadaba Waa kuwan Haldoorada Kasoo Jeeda magaaladan Arabsiyo| 1. Ibraahin cabdi kaahin ( ibraahin dheere) ganacsadihii ugu hantida badnaa soomaalida,islamarkaana damiintay lacagta jamhuuriyada Somaliland 2. Maxamed cabdilaahi cumar wasiirkii hore arimaha dibada Somaliland, imikana ah UN staff. 1. Mujahid Aadan Shiine(AHUN). Mujaahidkii laba jeer " 1984-85 " oo isku xiga loo doorto xoghaya guud ee ururkii midnimo doonka SNM.

2. Mujahid Xasan Yonis Habane abandulihii guud ee cidamada SNM. 3. Sheekh Dauud Macalin Axmed sheekhul baladka degmada arabsiyo.

4. Xaaji Axmed daahir (baxsane) mid ka mid ah ganacsadayasha ugu waweyn somaliland.

5. Dr.Mohamed Abdi Xergeeye Agasimaha guud e wasarada horumarinta cafimadka JSL. 6) Faysal cali sheekh gudoomiyaha ka hortaga aafooyinka Somaliland

7.Ex Mayor Mohamed Ibrahim Nadiif(sitiin).Gudoomiyihii ugu mudada dheeraa degmada Arabsio.

8. Sh.Adan Haji Mohamoud Hirey(Aadan Siiro). Mid ka mida culimada ugu waaweyn JSL


7.Dr. Abdisalan Sulub Ahmed Qoraa qorey bugaag door ah uguna caansan yahey buuga caalamka mirqaanka.

8.Maxamed cali daarood maareeyaha wakaalada biyaha magaalada hargaysa.

10.Mohamed Cabaas Mayorkii hore ee gobolka Gebiley.

11.Ahmed Samir(AHUN) Mayorkii hore ee gobolka gebiley.

12.Sacad Aw-Muse Nadiif(AHUN) Gudomiyihii ugu saameynta badnaa waxbarashada gobolka gebiley.

13.Awale Ismail Saleeban ( Awale Deeqsi) Abwaan kamid ah abwaanada ugu murtida iyo suugaanta fiican somalida.

14.C.lahi Muuse Qalib Mid kamida macaliminta ugu wawayn somaliland Ahna Mulkilaha Abu-Hureira Schools.

15. Mujaahid Ahmed Ibrahim(raage bidaar).

16. Dr. Mohamed Hassan Qalinle Mid kamida Dhakhaatiirtha ugu waaweyn

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]