Astaannta Qaranka ee Soomaaliya
Ka Wikipedia
Astaanta Qaranka waxay ka kooban tahay: Gaashaan buluug furan oo leh xidaayad dahabi ah, dhexdana ku leh xiddig shan geesley ah oo dheeh qalan ah leh. Gaashaan dushiisa waxaa ku yaal rukumo carbeed oo xardhan, lehna shan madax oo dahabiya oo ay labada geesaha ku yaalla ay kala qaaran yihiin, hareerahana waxaa ka haya laba shabeel oo dabiici ah oo isku began kuna kala taagan laba waran oo isku waydaarsan caarada hoose ee gaashaanka, ayna weheliyaan laba caleen cawbaar dabiici ah, diilin caddina ku qoofalan tahay.