Astaannta Qaranka ee somaliland

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
calaamda somaliland

Astaannta somaliland waxaa la abaabulay Oktoobar 1996dii, ayada iyo calankaba. waxa ay kakoobantahay laba kafadood iyo miisaan isleeg, oo muujinaya cadaalda dhextaala shacabka somaliland iyo Gorgor sare u haya miisaanka oo isna tusaale u ah dimuquraadiyada ay somaliland kudhaqanto waxa kale o kamida astaanta qaranka laba gacmood oo issisalaamya. waxaanay tasi tusaale u tahay sinaanta iyo cadaalada iyo dimuquraadiya dhextaala dadka reer somaliland waxa kale oo kamida calaamdaha ay kakoobantahay astaanta qaranka somaliland laan geed oo muujinaysa nabada ay haystaan shacabku waxa kale oo kamida halka danbe oo ah huruud taas oo muujinaysa dhaqan wanaaga shacabka somaliland waxa kale oo walaiba kamida bisinka oo kaga yaala halka sare oo muujinaya in shacabka somaliland ay yihiin dad islaama.