Axmed Yasiin

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Axmed yuusuf yasiin)
Axmed yuusf yaasiin
Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland
Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
2002 – July 2010
MadaxweyneDaahir Rayaale Kaahin
ka horeeyayDaahir Rayaale Kaahin
Ku xigayCabdiraxmaan Saylici
Faahfaahin shaqsiyadeed
XisbigaUrurka Dimuqraadiga Ummadda Bahawday

Axmed yuusf yaasiin (ku dhashay Hargaysa 1957) waa siyaasi soomaaliyeed oo reer somaliland ah. Waxa uu somaliland ka soo noqday madaxweyne ku xigeen laga bilaabo 2002 ilaa 2010[1][2][3][4]. wuxuu gudoomiyaha labaad ka ahaa xisbiga somaliland ee UDUB. wuxuun ka soo jeedaa Beelaha Aadan Ciise ee Qabiilka Ciise Muuse.





Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Bahcheli, Tozun; Bartmann, Barry; Srebrnik, Henry. Routledge. ISBN 978-1-135-77121-8 https://books.google.com/books?id=Gk2QAgAAQBAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. BBC https://www.bbc.com/somali/news/story/2010/04/printable/100426_somland.shtml. Soo qaatay 17 February 2020.  Barameter aan la aqoon |lang= ignored (|language= suggested) (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Geeska. Waxaa laga kaydiyay the original 30 Bisha Sagaalaad 2022. Soo qaatay 17 February 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Barameter aan la aqoon |lang= ignored (|language= suggested) (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  4. Somaliland Today https://somalilandtoday.com/2018/07/21/axmed-yuusuf-yaasiin-oo-ka-hadlay-shirkii-brussles-wada-hadallada-somaliland-iyo-soomaaliya-saami-qaybsiga-wakiilada-iyo-shirka-ceel-afweyn/. Soo qaatay 17 February 2020.  Barameter aan la aqoon |lang= ignored (|language= suggested) (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)