Baargaal
Ka Wikipedia
Baargaal waa degmo ku taalo gobolka Bari ee dhinaca woqooyi bari ee dalka Soomaaliya.Degmadaan waa degmo xeebeed waxeena ku taalaa meelaha buuraha ah woqooyiga gobolka bari ee dhinaca maamul goboleedka Puntland.