Badacas
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Bada Cas)
Bada Cas ( Af Carabi: البحر الأحمر ) Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Soomaaliya oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.
[Wax ka bedel] Magaalooyinka ku yaala Bada Cas
- Eratareya Casab
- Eratareya Hirgigo (ሕርጊጎ)
- Eratareya Massawa (ምጽዋ)
- Masar Al-Gowna (الجونة)
- Masar Al-Qusayr (القصير)
- Masar Dahab (دهب)
- Masar Dekeda Sfaaja (ميناء سفاجا)
- Masar Gurdaqada (الغردقة)
- Masar Marsa Calam (مرسى علم)
- Masar Nuyibic (نويبع)
- Masar Sharma Sheikh (شرم الشيخ)
- Masar Soma Bay (سوما باي)
- Masar El Suweis (السويس)
- Masar Taba (طابا)
- Masar Xalaa'ib (حلايب)
- Sacuudiga Jeidah (جدة)
- Sacuudiga Raabig (رابغ)
- Sacuudiga Yanbu (ينبع)
- Suudaan Port Sudan (بورت سودان)
- Suudaan Sawaakin (سواكن)
- Urdun Caqaba (العقبة)
- Yaman Al Xudaydah (الحديدة)
- Somaliland Berbera(بربرة)