Bagadi

Ka Wikipedia

Beel weynta Tumaal waa beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed waxa ay ka mid tahay beelaha laga tirada badan oo degan dhulka soomaaliyeed qeybo kamid ah, waa beel wax soosaar leh, kana shaqeysa inta badan qaabeynta, hagaajinta iyo soosaarista birta. sida soosaarista agabka guryaha, agabka dhulka beeraha, xoolaha, difaaca dadka (Hub) iyo waxkasta oo muhiim u ah nolosha bulshada.