Bander Beyla
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Bandarbayla)
Bander Beyla waa degmo xeebeed oo ku taalo Gobolka Bari ee woqooyiga soomaaliya. Degmadaan waxee magaalada Qardho u jirtaa 220 km dhinaca bari.Degmadaan waxee ka midtahay meelihii ku burburay Tsunamigii dhacay 2004ta.Bandar beyla waxee daris la tahay Badweynta Hindiya.
| Degmooyinka Gobolka Bari | |
|---|---|
| Bander Beyla · Bayla · Boosaaso · Caluula · Carmo · Iskushuban · Qandala · Qardho · Ufayn · Waaiye | |