Banki

Ka Wikipedia

Banki, Bangi (ingiriis: Bank, carabi: المصرف) waa xarun dhaqaale lacagaha maamusha, keydisa, samaysa, dib u daabacda isla markaana dhaqaale ka sameysa amaahinta iyo maalgelinta ganacsiga, wershadaha, shirkadaha IWM. Bangiyada waxaa inta badan iska leh dowlada dhexe taasi oo ku maamusha qiimaha iyo sicirka lacagta iyo badeecadaha kala duwan. Hadana sidaasi ay tahay waxaa caalamka ka jira tiro aad u badan oo bangiyo gaar loo leeyahay ah, kuwaasi oo ka xoog iyo dhaqaalo badan bangiyada dowlada.

Lacag