Barkhad Cabdi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Barkhad Cabdi Carabic: برخد عبدي‎; dhashay 10 Aprial 1985 , waxa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waa atoore ka qeyb qaatay Filimkii Captain Phillips ee soo baxay 2013 dii, waxaana uu ku guuleystay abaalmarino badan oo ay ka mid yihiin Best Actor in a Supporting Role at the Academy Awards iyo BAFTA,