Baydhabo
Ka Wikipedia
Baydhabo waa magaalo madaxda gobolka bay waxayna dhanka Koonfur-Galbeed ka xigtaa magaalo madaxda Muqdisho, oo ay jirtaa 250 km. Waxayna saldhig u tahay Dowladda Ku meelgaarka ah ee Soomaaliya iyo Barlamaanka. sidoo kale waxay xarun u ahaan jirtay qabqablayaashii
baydhabo waa meesha somaliya marka loosii fiiriyo waa meesha ugu fiican ugu barwaaqa soran baydhabo hada ayaa lagu dheelay maahinee walaahi ayaan dhahay ee waxey ahaan jirtay meehs augu wnaagsan somaliya baydhabo janaay alaha ku daaysto dhinaca kale waxaa joogiray shekha weyn ee ilahey barakeeyay shariif janaay maxaad kataqaanaa taarikhdii shariif janaay ku xassuso maahmaahyadaan oo ah ( jalboodee janaay kadhigeey awsheegey aw janaay ) waxaana hada uu ku duuganyahay tagaal baydhabo waa magaalo isku xirta gobolada koofta soomaaliya iyo magalo madaxda somaliya. waxay kaloo caankutahay dadka dega waa dad reer guuraa iyo beeraley ah waa dad nabada jacayal oo diinta aad ugu dhaqma.
- Nuruddin Farah (Baydhabo, 1945)
Xassan Maxamuud Shiikh Cismaan Xassan Baashe
Beydhabo waa magaladi dagalki sokey kala kulantaay foolxumo hawiye iyo daarood asxaan umasameen raxaweyna ogaden badan ayey saliid ku karkaarisay,