Beatriks

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Beatrix)
Beatrix

Beatrix waa Boqorada hore dalka Holland Magaceeda oo Buuxa waa ( Beatrix Wilhelmina Armgard waxey dhalatay 31 Janaayo 1938) waxeyna xukunka heysaa laga soo bilaabo 30 Abriil 1980 ilaa 30 Abriil 2013.