Beer gadiid

Ka Wikipedia

Beer Gadiid waa Deegaan Balaaran ku taalo gobolka Hiiraan,waxeena hoostagtaa dagmada matabaan inkastoo lo oran karo maanta waxee uqalantaa dagmo marka loo fiiriyo baaxada iyo hormarka ee kutalaabsatay waxaana dago beesha 4 samatals xawadle.