Beerayabaal

Ka Wikipedia

Beerayabaal waa tuulo ku taalo gobolka Hiiraan waxaa ayna ka tirsan tahay degmada buulo Burde. beera-yabaal waxa ay caan ku tahay caanaha xoolaha ayadoo tuuladaan berigii hore loogu yeeri jiray tuulo barwaaqo waxaana deegaan ahaan iska leh Beesha Yabaal Xaaji oo kamid ah beelaha Agoon Cabdibile (Madaxweyne) ee beelweynta Xawaadle.