Bermuda
Ka Wikipedia
Bermuda ingiriisiga (The Bermuda Islands) waa jasiirado ku yaalo Badweynta Atlaantik, waxeyna ka tirsanyihiin dalka Ingriiska. Jasiiradahaan waxey u dhowyihiin wadanka Mareykanka. waa dhawr dhasiiradood oo kuyaala badhtamaha bada
dadka kunool waxaa lagu qiyaasaa 100.000 kuno oo qof caasimdana waxa u ah magaalda Hemelton