Biimaal

Ka Wikipedia
Biimaal
بنو جمال
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya 840,930
 Itoobiya 1,540,000
 Kenya 20,200
 Ingiriiska 5,274
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi, Ahle Quran

Dadka ay dhalyo wadagaan

Isaaq, Gadabuursi, Ciise, Dir iyo qabiilo Soomaali kale

Bimaal ama Bimale, magaca saxda: Jamaal, (Af Ingiriis : Bimal; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Beesha Biimaal , Jamal or Beesha Jamal, waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta deegaano ku yaala Geeska Afrika.[1][2][3]

Hordhac

Biimaal waa beelo ka mid ah beelaha Dir, kuwaasi oo dega koofurta ıyo galbeedka wadanka Soomaaliya. Beesha biimaal waa boqortoyada kalii ee dagaal lagashay talyaniga konfurta soamlia. Beesha Biimaal waxeey degtaa Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe, ethiopia ( Qoraxeey,nusdariiq, Kabtinur, qabridahar, jarati, doolow emeey) Kenya, Bangal,girifto qoofto, buura, Hoolaa.tanariver Shabeellaha Hoose Magalad Casimada marka,Janaale,Qoryooley,awdheegle,waagadi. mushani.sablaale,Degmad Raaxoole EX.N50 iyo Degmada Baraawe,Buulo Mareer,Galweyne,Ceelwaregoow,Muuri,Lanta Buur,Shalaanbood iyo Gaywaroow.

Dir

Dir magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[4][5][6][7]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Ciisa-Salwe, Cabdisalaam M. (1996-01-01). HAAN. p. 19. ISBN 9781874209270 https://books.google.com/books?id=ONotAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Abdullahi, Mohamed Diriye (2001-01-01). Greenwood Publishing Group. p. 23. ISBN 9780313313332 https://books.google.com/books?id=2Nu918tYMB8C.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. PhD, Dr Badal Kariye BA, BSIT, MA, MBA & (2010-07-23). Author House. p. 83. ISBN 9781452004648 https://books.google.com/books?id=x5q0_eWjIrkC. Twenty year war  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf Archived Oktoobar 13, 2016 // Wayback Machine CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso Page 6
  5. Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paper http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf Archived Mey 17, 2018 // Wayback Machine
  6. Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Routledge. p. 242. ISBN 9781135751753 https://books.google.com/books?id=_8D0gYZZVKEC.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf Archived Mey 17, 2018 // Wayback Machine
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: