Bismuth

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Bismuth

Curiyaha Bismuth.

Bismuth (ingiriis: Bismuth) astaanta (Bi) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-sadex (83). Curiyaha Bismuth waa bir daciif ah ka tirsan guruubka 15aad ee Biniktojiin iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka p-block.

Curiyahan Bismuth waxay ka tirsan tahay guruubka birta daciifka ah, taasi oo leh midab buluug-cadaan xiga.


Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]