Bon
Ka Wikipedia
Bon waa magaalo 5 ugu weyn Gobolka Awdal, waxay qani ku tahay waxyaabo badan sida Beeraha Iyo Xoolaha Nool, waxaa ku yaal 3 school oo hoose dhexe, iyo School sare. Magaaladu waxaa dagan 10,000 oo qof, Waxay Caan ku tahay Magaaladaasi Hilibka La yidhaah Solayga, oo ah run ahaantii Hilib aad u macaan waxaan odhan karnaa wa magaalada ugu Hilib Karis macaan Awdal.
| Magaaloyaasha Gobolka Awdal | |
|---|---|
| Baki · Bon · Boorama · Dilla · Lughaya · Saylac | |