Boqol toban iyo afar Suuradood

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Boqol Toban iyo Afarta Suuradood ee Quraanka


Kitaabka Quran ee kariimka ah waxaa loo qeybiyaa suurado iyo weliba qeeybo hoose oo loo yaqaano Aayado. Hoos waxaad ku arki liiska jadwalka boqol toban iyo afarta Suuradaha laga bilaabo kow ilaa suurada boqol toban iyo afaraad.

Suurad
# Magaca Af-Carabi Micnaha Af-Soomaali Tirada Aayadaha Makki ama Mediini[1][2][3] Ka warameysa
1 Al-Faatixa Fur-furid ama
bilaabid
7 Mekki[4][4]
  • Bilowga iyo albaabka kitaabka Qur'ánka ah. [4]
2 Al-Baqara Sac, Lo' 286 Medani
3 Al Cimraan Qoyskii reer Cimraan, Hooygii Cimráan 200 Medani[4]
4 An-Nisa Dumarka 176 Medani [4]
  • Midowga dadka iyo isku-xidhnaanshaha raga iyo dumarka. (v. 1) [4]
  • Xuquuqda dumarka. [4]
  • Su'aalaha la xidhiidha nolosha qoyska (sida qoyska iyo dhaxalka). [4]
  • Nabada iyo dagaalka. [4]
  • Xidhiidhka u dhexeeya kuwa Alla aaminay iyo kuwa aan aaminsanayn. [4]
5 Al-Maa'ida Cuntada, Wax la cuno 120 Medani [4]
  • Ku xidhnaanta Alle (ay ka mid tahay danaynta diinta). [4]
  • Musuqmaasuqa diinta Masiixiga iyo bedelida kitaabada Masiixiga iyo Yuhuuda. (v. 68-77, 116-118) [4]
6 Al-Ancaam Lo'dii 165 Makki[4]
7 Al-Acraaf Dhererkii, Kuliyada kala sooca 206 Makki[4]
8 Al-Anfaal Bilaabidii dagaalka 75 Medani[4]
9 At-Tawba Toowbad keen, ka soo noqosho gaf 129 Medani
  • Dhibaatooyinka dagaalka u dhexeeya kuwa Alle rumeeyay iyo cadowgooda. [4]
  • Dagaalkii Tabuuk (9 H.K). [4]
  • Kuwa aanan heysan karin iimaanka. (v. 124-127) [4]
10 Suuratul Yoonis Nebi Yoonis 109 Mekki[4]
11 Suuratul Huud Nabi Huud 123 Mekki
12 Suuratul Yuusuf Nabi Yuusuf 111 Mekki
13 Ar-Racdi Danab 43 Medani[4]
  • Waxyigii Ilaahay ee nabiyada iyo aasaaskii diimaha, runta iyo wadada toosan ama diimadii gaalada. [4]
14 Suuratu Ibrahiim Nebi Ibrahiim 52 Mekki[4]
  • Waxyigii Alle u soo diray dadka, iyo hogaamiyayaashii dadka u horseedayay iftiinka. [4]
15 Al-Hijr Midii dhagaxa lahayd, Dhagaxleey, caasimadii wada dhagax ahayd, Al-Hijr 99 Mekki[4]
  • Hanuuninta Alle iyo tilmaamida Quraanka, taasi oo waligeed ahaaneysa mid sax ah. (v. 9) [4]
16 An-Naxli Malab Shiniyeed, Shinni 128 Mekki[4]
  • Abuurista Alle: [4]
    • Wada shaqaynta Shinnida.
    • Hogaaminta Ilaahay. [4]
17 Al-Isra Habeenkii la dheelmiyay Nebiga 111 Mekki[4]
18 Al-Kahf Godkii 110 Mekki[4]
  • Adkeynta iimaanka qofka iyo tijaabadiisa ooy ka mid tahay: [4]
    • Qisadii asxaabul kaahfi (akhyaartii godka). (v. 13-20) [4]
    • Ninka qaniga ah iyo kan faqiirka ah. (v. 32-44) [4]
    • Sheekooyinkii Nebi Muuse. (v. 60-82) [4]
    • Wacdarihii Dhul-Qarnayn, (micnaheedu tahay "midkii laba geesood lahaa"). (v. 83-98) [4]
19 Suuratu Maryam Maryam 98 Mekki[4]
20 Daaha Daa-Ha, Rag yahoow 135 Mekki[4]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]