Boroksel

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boroksel

Boroksel (Af-faransiis Bruxelles Nederlands Brussel) waa magaalo madaxda wadanka Beljimka waana magaalo madaxda Midawga Yurub waxa kale oo saldhig ay u tahay Gaashaanbuurta NATO magaaladani waxa ay kakoobantahay 32 klm oo isku wareeg ah , waxaana kunool dad gaadhaya 853142 oo qof.

Burukssel ama (Af Hollandees Brussel)ama (Af Faransiiska Bruxelles) waa caasimada Beljim.

Qybaha maamul[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Brüssel-Laeken
  • Brüssel-Neder-Over-Heembeek
  • Brüsse-Quartier Louise
  • Brüssel-Quartier Louise
  • Brüssel-Espace Nor
  • Brüssel-Nord-Est

Jaamcadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Université Libre de Bruxelles (ULB)
  • Vrije Universiteit Brussel (VUB)
  • Facultés Universitaires Saint Louis (FUSL)
  • Katholieke Universiteit Brussel (KUB)
  • Université catholique de Louvain (UCL)