Bu'aale
Ka Wikipedia
Bu'aale waa degma ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe isla markaana ah magaalo madaxda Gobolka Jubbada Dhexe degmadan dhaqaalaheedu waxuu ku tiirsan yahay wax soo saarka beeraha iyo xoolaha nool magaaladan waa magaalo istaraatiiji ah waxaa magaaladaan mara wabiga jubba magaalada waxaa ka holw gala hay ado farabadan oo ka tirsan qaramada midoobay waxaa ka shaqqya magaaladan dhamaan howlaha isgaarsiineed ee ka hana qaaday soomaaliya wixii ka dambeeyey dowladdii dhexe ee soomaaliya buaale dadka ugu caansan waxaa ka mid ah axmed iimaan xasan oo aad looga yaqaano gudaha magaalada insha allaah wixii dhiman dib ayaan uga soo dari doonaa hadduu alle idmo.
| Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe | |
|---|---|
| Bu'aale · Dajuumo · Jilib · Saakow | |