Bus

Ka Wikipedia

Bus waa Degmo qaadimi ah oo magac dheer ku leh bulshada somaliyed meelkasta oo ay joogan gaar Somaliland waa meel ay wax beerashada ku fiican xaga dalaga beeraha iyo xoolo dhaqatana ah waxay kale oo ay ku caantahy waa magaalo diined oo sheekhakh badani ku noolayeen sida SHEEKH MUXUMED WARSAME GULED oo degmada caan ka aha iyo dhulka soomaliya oo dhan halkas oo diinta iyo maalba uu ku lahaa gabiley ilaa xamar uu ka so shaqeyey dhinaca shurucda islmaaka xaga maxkamadaha

Bus waxay 32KM u jirta Gabiley kagana began tahay dhinaca galbeed, Bus waxay caan ku tahay dhinaca waxberashada, waan meelaha wax soosaarka beeraha ee suuqyada Hageysa looga keeno, Bus waxa lagu qiyaasaa inay kunool yihiin dad tiradoodu dhantahay 25Kun oo qof degmada Bus waxa lagu yaqaanaa ama gaar udaga Beesha Dhagawayne ee ka tirsan beelaha Reer Subeer ama Subeer Samaroon saad utaqaanidba.