Buurdhuubo

Ka Wikipedia

Buurdhuubo waa magaalo ku taalo Gobolka Gedo, waana fadhiga Degmada Buurdhuubo. Magaalada Buurdhuubo waxaa dhaxmaro Webiga weyn ee loo yaqaan Wabiga Jubba.

Buurdhuubo waa degmada 7aad ee Gobolka Gedo. Waxay magaalada Buurdhuubo xarun degmo noqotay dabayaaqadii 1990kii. Waana degmadii ugu dambaysay ee loo magacaabo Gobolka Gedo.


Dhaqaalaha Degmada Buurdhuubo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa degmada Buurdhuubo degan bulsho u badan beeralay. Nidaam la'aantii soo wajahday geyiga Soomaaliya ayaa waxay Buurdhuubo dhaxalsiisay nolol ay aad u qalafsan.