Buurta Xira

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Buurta Xira

Meesha laga galo godka Xira ee Buurta Xira.

Buurta Xira (ingiriis: Mount Hira; carabi: ﺣﺮﺍﺀ, Ḥirāʾ, "Xira") sidoo kale Godka Xira (ingiriis: Cave of Hira; carabi: ﻏﺎﺭ ﺣﺮﺍﺀ, "Ġār Ḥirāʾ", "Qaar Xira", "Godka Xira") waa god u jira 2 mayl (3.2 km) magaalada Makka ee deegaanka Xijaas[1] dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Flag of Saudi Arabia.svg Sacuudi Carabiya) kaasi oo Nebi Muxamed ku cibaadaysan jiray,[2] isla markaana markii ugu horeeysay uu malag Jibriil waxyiga ugu keenay nabiga.[3] Dhererka godka Xira waa 3.7 mitir baladhkiisuna waa 1.6 mitir[4][5]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "ingiriis: Mount Hira; carabi: ﺣﺮﺍﺀ, Ḥirāʾ, "Xira""
  2. "ingiriis: Cave of Hira; carabi: ﻏﺎﺭ ﺣﺮﺍﺀ, "Ġār Ḥirāʾ", "Qaar Xira", "Godka Xira""
  3. "waa god u jira 2 mayl (3.2 km) magaalada Makka ee deegaanka Xijaas"
  4. "malag Jibriil waxyiga ugu keenay nabiga"
  5. "Dhererka godka Xira waa 3.7 mitir baladhkiisuna waa 1.6 mitir"