Caa'isha binti Abiibakar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Caa'isha binti Abiibakar R.C)
U bood: gooshitaan, raadi

Caa'isha binti Abiibakar R.C waxey geeriyootay 678M, waxey Nabiga ka warisay xadiis aad u farabadan siiba kuwa la xiriira noloshii Nabiga S.C.W, xadiisyada ay warisay waxey gaarayaan tiradooda 2210 iyadoona ay 316 kamid ah ay ku jiraan Saxiixul Bukhaari Iyo Saxiixul Muslim. Caa’isha (RC) waxaa dhalay Abuubakar Al-Siddiiq (Cabdullaahi ibnu abii Quxaafa) (RC), hooyadeedna waxay ahayd Ummu Ruumaan bintu Caamir