Caajiska

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qof oo caajis qabo

Caajiska waa arin xuna oo aan u ficneen qofka biniaadanka ah hadane muslimka ah sidaan ugnahay badankeen caajiska wax uu qofka biniaadanka ah ku dhalinaya in osan ka kacin mesha uu fadhiyo tasine waxey dhalineysa in qofka biniadanka ah uu noqdo wax matare sida aan u naqaano takale caajiska waxuu dhaliyaa in aad marksto oo kaa hor istaago wax aad rabto adiga.