Cabdi Shakuur Sheekh Xassan Farax

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cabdi Shakuur Sheekh Xassan Farax waxoo ahaa wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Dowladda federaalka kumeelgaarka ee Soomaaliya.Wasiirka waxoo dhintay 10 juun 2011 markii ee gabar oo abti u yahay ee isku qarxisay guri oo degenaa.

Taariikh nololeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wasiirka waxoo ka mid ahaa 18 wasiir oo mudane Farmaajo doortay taariikhda marka ee eheed Nofeembar 2010.Wasiirka waxoo ahaa nin aad u firfircoon oo ku dadaalaayay nabadeenta dalka.