Cabdiweli Maxamed Cali

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdi Wali Maxamed Cali)
U bood: gooshitaan, raadi
Cabdiweli Maxamed Cali

Cabdiweli Maxamed Cali waa Ra'isul wasaaraha cusub ee dowlada kumeel gaarka ee Soomaaliya. Cabdiwali waxaa ra'isul wasaarenimada loo doortay taariikhda marka ee eheed 23 Juun 2011,waxoo ka mid ahaa wasiiradii oo magacaabay ra'iisul wasaarihii hore ee Maxamed Cabdulaahi Maxamed.

[Wax ka bedel] Taariikh nololeedka Cabdiwali

Cabdiweli waa nin somali mareykan ah oo asal ahaan ka soo jeedo gobolka Bari ee woqooyiga Soomaaliya.

[Wax ka bedel] Wax barashada

Cabdi waa nin waxbarasho dheer ku soo qaatay jaamaco kala duwan oo ku kala yaalo caalamka. Waa nin soo bartay cilmiga dhaqaalaha, waana nin abaalmarin badan helay.

[Wax ka bedel] Shirkii Kambaala

Magacaabida cabdiwali waxee imaanee markii ee murmeen labada shariif ee kala ah madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka isla markaas neh xilka laga qaaday ra'isul wasaarihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo.Markii xilka laga qaaday mr farmaajo waxaa isla markaas xilka si kumeel gaar ah u haayay ra'isul wasaaraha hadda ee cabdiwali taariikhda mara ee eheed 19 juun 2011, waxoona xilka la wareegay 23 juun 2011.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale