Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib
ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪﺍﻟﻤﻄﻠﺐ

wakhtiga dhalashada: 545 C.D / -79/78 Hijrada ka hor

meesha ku dhashay: magaalada Makka, Xijaas
wakhtiga dhimashada: Janaayo 571 C.D/ Dulhijja -53 Hijrad ka hor (da'da 25 jir)
meesha ku dhintey:
meesha uu ku aasan yahay: Darun-Nabiya, Madina Munawwara, Sacuudi Carabiya
xaaska: Āmina bint Wahb Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D
ciyaalka:

Wiil Nebi Muḥammad

waalidka:

aabo Cabdi al-Muṭṭalib

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib (ingiriis: Abd Allah ibn Abd al Muttalib; carabi: ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ, "Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib") ku dhashay magaalada Makka, Xijaas ee dhulka Carabiya[1] markuu wakhtigu ahaa 545 C.D taasi oo u dhiganta 79/78 sano ka hor Hijrada, waa nin ka dhashay qabiilka reer banu Haashim ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas[2] dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Flag of Saudi Arabia.svg Sacuudi Carabiya). Markeey taariikhdu ahayd Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D Cabdulaahi wuxuu guursaday Āmina bint Wahb oo u dhashay wiil nool Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg ku abtirsado.[3]

Cabdulahi ibn Cabdul Mudalib wuxuu dhintey asagoo da'diisu tahay 25 jir markeey taariikhdu ahayd Janaayo 571 C.D (taasi oo u dhiganta Dulhijja -53 Hijrad ka hor). Waxaa lagu aasay Darun-Nabiya, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya.[4]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "ingiriis: Abd Allah ibn Abd al Muttalib; carabi: ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ, "Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib""
  2. "banu Haashim ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka"
  3. "Nebi Muxamed"
  4. "Darun-Nabiya, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya"