Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur
Ka Wikipedia
Madaxwaynahii uu horeyey ee Somaliland kunaa dhawaaqay goni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland, Wuxu aha Siyaasi wayn, wuxu kaa soo shaqeeye dawladi hore ee Somaliya, Wuxu soo qabtay xilal badan, Wuxu uu soo halgamey dib uu socelitii Somaliland, wuxu walal la ahaa aabahii waxa barashada Somaliya (Maxamuud Axmed Cali oo lo yaqaaney Father of Education Of Somalia)
Dib kala soco Taariikhda Marxuumka, Madaxwaynahi sharaftalahaa C/raxmaan Tuur
tuur ale haw araxariisete waxa uu ahaa nin fiican. c/raxmaan wuxuu ahaa raisal wasaarihii dowladda salbaraar ee uu madaxweynaha ka ahaaa Maxamed Faarax Caydiid c/raxmaan tuur wuxuu ahaa nin aaminsan soomaali weyn inkasta uu ahaa madaxweynihi ugu horeeyey ee maamulka somaliland ee uu ka arimiyo daahir riyaale iminka. tuur ololihii doorashada daahir riyaale ayuu kala qeyb galay si uu uga saaro meesha in ay qabiil uun ku koobnaato xilka madaxweynanimada maamulka somaliland.