Cadaad waa geed yar oo qodxo leh, geedkaan caleentiisa waxoo labada dhinac ku leeyahay caleemo badan oo qaliir ah.Ubaxiisa neh waa jaalo ama kalar isku dhaxqas ah.Miraha oo dhalo waxee u ehyihiin sida cambuulada waxee ku jiraan qolof dheer.Geedkaan waxoo ka baxaa afrika iyo aasiya.