Cali Khaliif Galayr

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

maxamuud xuseen jibriil caateeye oo looyaqaan xaaji boqonjar waxuu dhashay sanadkii 1988kii bishii may 15 wuxuu waxbarashadiisa kusoo qaatay dalka ilaa dugsi sarre wuxuu jaamacad u aaday ugudna siiba kanpala intaa ka dibib wuxuu lasoo shaqeeyay maamulada somalilnd putland iyo khatumo . wuxuu maamulka khaatumo kasoo shaqeeyay magaalada taleex buuhodle saxadheer boocame wuxuu ka qayb galay shirkii buurawadal khaatumo2 ee taleex ,shirkiii u kordhinta madaxwayne indha sheel ee taleex shirkii saxdheer ee lagu doortay ali galydh . wuxuu maamulka somallnd kasoo shaqeeyay arimo badan oo dublamasiya wuxuu maamulka putland kasoo shaqeyay arimo xaga bulshada ah sida wax barashada caafimadka iyo sagoo wax ka dhisay golaha deganka ee buhodle . hada waxuu ku sugan yahay magaalada buuhodle wuxuuna isii jeeedaa xaga xamar

Taariikh nololeedka Galydh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Galyr waxoo ku dhashtay magaalada Laascaanood sanadka marka oo ahaa 1941. waxoona wax barasho ku soo dhameestay, jaamacad ku taalo magaalada Boston ee dalka mareykanka. Galayr waxoo ka qeeb galay Siyaasadda Soomaaliya waxii ka danbeeyay 1966dii. waxoona ahaa nin ganacsiga aad u yaqaan. waxoo ka shaqeen jiray warshadaha sonkorta oo ku taalo magaalada Jowhar, waxoona la shaqeen jiray warshadaha caalamka, gaar ahaan kuwa ingriiska. 1979kii Galayr waxaa loo doortay ka qeebgalka baarlamaanka. 1980kii mudane Maxamed Siyaad Barre waxoo Galayr ku wareejiyay wasiirka Warshadaha Waxa uuna isaga tegay dalka. 1989 ilaa 1996 galayr waxoo profisor ka ahaa jaamacadi ku taalo dalka mareykanka. 1999 Galayr waxoo ka mid ahaa, shirarkii carta, Jabuuti. sanadka marka oo ahaa 2000 madaxweynaha DKMG mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan waxoo Galayr u doortay ra'iisul wasaaraha soomaaliya. sanadka marka oo ahaa 2001, Galayr waxoo ahaa ninka kaliya oo ka bixiyay ciidamada itoobiyanka gobolka gedo. ayaga oo markaa heestay gobolkaas sanadka marka oo ahaa 1996 ilaa 2001dii.waxa ku guuleystay kurisga barlamaanka federalka ee somalia,