Cali Shido Cabdi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cali Shido Cabdi wuxuu ka mid ahaa halgameyaashii ururkii gobanimodoonka ahaa ee SYL, isagoo gudoomiye ku xigeen ka noqday ururkii SYL. Allahaa u naxariistee Cali Shido wuxuu geeriyooday magaalada Muqdisho 25 9 2006 kadib markii lagu soo booday asagoo 90 jir ah. Marxuumka waxaa lagu aasay Xabaalaha Macalin Nuur ee ku taal KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho