Cali Yabaal

Ka Wikipedia

CaliYabaal waa Magaalo ku taalo gobolka Galguduud Qaasatan waxeey kutala bariga galgaduud waxa eeyna udhaxeesa degmada ceeldheer iyo magalada coosweyne, magalada caliybal Degmada eey hoos tagto waa Degmada ceeldheer, ceeldeer ayeey kaga beegantahy dhanka galbeed waxa eeyna ujirta 20km. Magalada caliyabaal waxaa aas asay Nin lagu magacaabi jiray xaaji maxamuud maalin, qofka magalada caliyabal ugu magaca dheer waa nin layiraahdo cirbad xaaji, Ama Cabdiraxman xaaaji maxamuud. Magalada Caliyabaal waa magaalo fac weyn o jirta inkabadan boqol sano lkn uma kobcin sida eey u da, weyntahy. Magalada Caliyabal wax so gala 4 wado o kala aada 1=wada bari waxa eey gasha degmada ceeldheer 2=wadada waqooyi waxa ee aada gaalkacyo 3=wadada galbeedna waxa eey aada Ceelbuur 4=Wadada koofurna waxa eey aada Mogdisho