Caluula waa degmo ku taalo gobolka Bari, waxey u dhawdahay ama dhanka bari kaga beegantahay degmada Xaafuun.