Canjeelo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Canjeelo

Canjeelo ama laxoox waxee ka midtahay cuntada lagu sameeyo kushiinka.Canjeerada waxaa soomaalia laga cunaa subax kasto, waxaana lagu cunaa suqaar ama baar iyo dalacbilaash. Sida dhaqanka ah neh waa Saliid Macsaro ama Subak iyo Sonkor iyo Shaax.Canjeerada waa cunto soomaaliya laga isticmaali jiray waqti aad u fog.Waxaa kale oo jirto (Malawaxa) iyo Jabaatiga oo u sameesan sida canjeerada oo kale, laakiin woo ka yaryahay woona ka macaanyahay. Badanaa waxee soomaalida malawaxa isticmaashaa ramadaankii.