Carabi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Carabi
Wadamada looga hadlo Luqada Carabiga

Luqada carabiga waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay Qur'aanka kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida Sonkor waxa kamida (Alcohol)=(الكحول) (Admiral)=(أمير البحر) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada Jad, Eratareya, Israaiil iyo Qaramada Midoobay.

Luqadaha carabigu ay saamaysay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Halka ay kasoojeedo carabigu[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Afcarabigu waa mid kamida bahda Luqadaha Semitiga, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan Afrika iyo Aasiya

Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga
Aduunka meelaha laga isticmaalo.
→ Wadamada sida rasmiga ah u isticmaala xarfaha luqada carabiga.
→ Wadamada aan sida rasmiga ah u adeegsan xuruufta af carabiga.