Carlos the Jackal

Ka Wikipedia
magaalda uu kaarloos ku dhashay

Magiciisa dhabta ahi waa { Ilich Ramírez Sánchez }{إلييتش راميريز سانشيز }waxa loo yaqaanaa ama uu ku caan baxay karlos.waxa uu dhasahy. 12/oktobar/1949.asalkiisu waxa uu kasoo jeeda vanzuela waxa uu kadhashay caaila aad looyaqaano oo qaniya.wuu islaamay kadib waxa uu aaday ingiriiska si uu ugasoo barto ingiriisiga.mabaran ingiriisiga kaliya lakin waxa uu barto oo waliba si fiican uu uguhadli jiry luqado badan ookala duwan oo ay kamidyihiin.carabiga.taliyanaiga faransiiska.ruushka.iyo isbainshka.kadib waxa uu usafray dhanka mosko.isaga oo rabay.in uu ku

biiro jamacad mosko.kadib karlos halkaas waxa ay isku barteen wiil dhalinyarao ahaa oo.isna wax kabaranayay.jamacada mosko wiil kaasi waxa uu u dhasahy wadanka aljeeriay.waxa uu ahaa magiciisu maxamed budiya.karlos waxa uu aad ula yaabay oo uu lacajabay afkaarta uu xanbaarsanyahay maxamed budiya.oo sikadisa unoqotay mid lamida tii uu aminsanaa karlos.kadib karlos waxa uu ku biiray.dhaqdhaqaaqa fatax ee falastiniyiinta.oo uu saxiibkii maxamed budiya uu kamid ahaa. waxa ay goaan ku gaadheen in ay .ugargaaraan.falastiin

kadib markii uu fatax kubiiray karlos waxa uu labilaabay.tababaro ay fatax kusamayn jireen wadanka urdun.xiligaas karlos waxa uu ka dhinacdagaalamay fatax.oo ladagaalamaysay ciidamada urdun iyo qabaailaka urdun.kadib waxa uu u raacau fatax xagaas iyo kaamaka ay fatax ku leedahay wadanka lubnaan.xiligaas ayay sobaxday xidignimada karlos waxa uu ku caanbaxay fariidnimadiisa iyo maskaxdiisa iyo geesinamada uu lahaa.iyo waliba sidii uu u dhuumanjiray.karlos waxa uu istacmali jiray magacyo badan ay kamidyihiin salamim.mishil.waxa uu aaday kadib xaga yurub isaga oo donayay in uu hawlo kafuliyo goobo ay leeyihiin yuhuua iyo qolyaha caawiyaa.nacaybkii uu nacbaa yuhuuda iyo ambarayalida maraykanka.waxa uu karlos isticmaalay dhammaan awoodiisii maskexeed sidii uu wax u gaadhsiinlahaa yuhuuda.ciyaarta karlos ee layaabka badnayn waxa aybilaabnatay,kadib markii.sirdoonka yuhuuda ee musad ay dileen.saxiibkii maxamed budiya.karlos iyo saxibadiisii,falastiiniyiinta haa awaxay bilaabeen in ay aar goostaan.waxa uu noqday beegsigii ugu dhawaa ee ay ku argoosanayeen magalada muyunikh e wadanka jarmalka.halkaasna waxa ay ka gaysteen .hawlgal laodhanjiray.{maydii madoobayd ee munikh}karlos waxa uu ahaa midkamida kuwii soqabanqaabiyay.hawshaas.jabhadihii uu karlos lashaqayn jiray waxa kamid haaa.ciidanka cas ee jaban.iyo jabhada ita ee kadagaalanta wdanka isbayn.iyo laodhanjiray badar minhof.oo jarmal hayd.karlos waxa uu .qaraxyo kagaystay in kabadan.dawlad yuruba munikh waxa uu qorsheeyay in uu dilo 11 ciyaartoo ah yahuud.oo kaqayb galayay.ciyaarihii olonbiga .ee sanadii.1972.lagu qabtay magaalada muyinikh.xiligaas karlo cimrigiisu waxa uu ahaa.23.jir kaliya.karlos waxa uu kaqaybgaly oo uu wax kaqorsheeyay.afduubkii layaabka lahaa ee kadhacay caasimada ustaria ee fiyena.oo lagu afduubay in kaabadan 25 wasiir oo ahaa wasiirada shiidaalka ee dawladaha shiidaalka soo saara ee ku jira uruka obik.taasina waxa ay dhacday sanadii.1975. waxa kale oo karlos gacanta ku dhigay safaarada farnsiisku ay ku lahaayeen magaalada heeg ee wadanka holan oo ah saldhiga maxkamada caalamka.waxakale oo uu kaarlos afduubay diyaarad.fadhiday oo ka kacaysay garoonka diyaaradaha ee magaalada kanbala.ee wadanka ogandha. diyaaradaas waxa ay siday dalxiisayaal israaiiliyiinah.karlos hada waxa uu kujiraa jeel kuyaala wadanka farsiiska oo uu kaligii meel ku xidhanyahay.karloos sirdoonka farnsiiska ayaa ku qabtay

wadanka suudaan sanadii 1995.

Qaar kamida hawlihii uu fuliyay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hawlaha uu fuliyay ee lagu xasuusan karo karlos aad ayay u badanyihiin midba waxay ka ka darantahay tankale waxaana ka mida hawlihii uu fuliyay.