Category:Ciidamada Somaliland

Ka Wikipedia

Ciidamada Somaliland waxa la asaasay 1993 waxaana laga asaasay reerihii hubaysaanaa oo hubkii soo xareyey kadibna waxa la qoray ciidan ka kala socda dhaman qabiilada somaliland daga ciidanka somaliland waxa uu u kala baxaa militeriy,iyo boolis militery waxa hoos yimaada ciidamada bada.booliskana waxa hoos yimada ciidanka asluubta, SPU iyo RRU. militarigu wax uu ku qalabsan yahay tikniko, babayo,kaare yaal iyo gabtalaha lidka diyaradaha 60% waxa la furtay ama lagala hadhay dowladii militeriga ahayd ee Siyaad barre. 40% waxay soo iibsadeen waxana soo iibsaadeen 2003 ilaa hada way socotaa

Bogagga ku jira qeybta "Ciidamada Somaliland"

waxaa meeshaan ku jira 3 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 3 gud ahaan.