Category:Gabayada

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

gabaygu waa qayb kamida maansada waana miida ama laqanka ugu sareeya ee suugaanta somalida. umada soomalidu waa umad aad ugu dheeraysa gabayga waayo waayadii hore umada soomalidu malahayn madadaalo kale oo aan ahayn gabayga sidaa daraadeed waxa ay taasi kaliftay in gabaygu ahaado madadaalada kaliya ee ay haysteen soomalidu sidaa daraadeed ay aad ugu dheerayeen. Gabayga soomaligu waxa uu aad u ifbaxay qarniyadii todoba iyo tobnaad ilaa kii bilawgii qarnigii labaatanaad oo ay soo ifbaxeen abwaano aad caan ugu noqday taariikhda soomaliga sida muxumed xayd aflow, muxumed liibaan jadeer, raage ugaas,ugaas nuur iyo sayid maxamed cabdile xasan iyo abwaano badan waxaanse ku tilmaami karnaa in abwaanadaasi ay ahaayeen kuwa sababay horumarka balaadhan ee uu helay gabayga soomaligu qarniyadaasi.

Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

A

Maqaalada ku jirta qeybta "Gabayada"

waxaa meeshaan ku jirto 5 oo maqaalo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 5 oo dhamaantood ah.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale