Category:Magaalooyinka Gobolka Gedo

Ka Wikipedia

magaaloyinka Gobolka Jubada Sare ama Looyaqano Gedo waxau ka kooban yahay Ilaa 8 Dagmo ay hore u aqoonsana gumeystahii talayaniga

waxaana kamid ah dagmooyinkaas

Doolow

Bardhere

Garbaharey

Beledxawo

Luuq

Ceelwaaq

buurdhuubo

ceelcade

kadib Burburkii Dowladii dhexe ee somaliya Gobolka Jubada Sare waxaa lagu soo kordhiyay xiligii Madaxweyne Cabdullahi yusuf Axmed

Bogagga ku jira qeybta "Magaalooyinka Gobolka Gedo"

Qeybtaan waxaa ku jira kaliya intaan oo maqaal.